Dhegeyso: Odayaasha Dhaqanka Beesha Tuni oo Fariin Adag u Direy Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose

0
134

Odayaasha dhaqanka beesha Tuni ayaa fariin adag u direy gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose Ibraahin Cali Aadan ( Najax ) ayaga oo ku eedeynaya in uu faragelin qaawan ku haya odayaasha dhaqanka beesha Tuni.

Odayaashan ayaa baaq u direy Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed iyaga oo ugu baaqan in uu gudoomiyaha gobolka ka dhex qabto dhibaatada iyo rabshadaha uu ka dhex wado shacabka beesha Tuni.

Hadaladooda halkan hoose ka dhegeyso