Dhegeyso: Sheekh Shakir oo oo Ka Hadlay Xurgufta u Dhexeysa Dowlada iyo Ahlusuna

0
40

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Wareysi uu galabta siiyey Idaacada VOA SOMALI ayuu kaga hadlay Go’aankooda Cusub Ee Ahlusuna.

Waxa uu sheegay inaysan dooneyn in Qof ka mid ah Ahlusuna kaga dhinto Dhibaatooyinka siyaasadeed ee hadda Galmudug lugaha la gashay.

Sheekh Shaakir ayaa sheegay in wax dhibaato ah ka dhaxeyn Dawlada iyo Ahlusuna ay ciidankooda wada sugayaan Dhuuso mareeb iyo Matabaan.

Mar wax laga weydiiyey Xiriir dhexmaray hadii uu jiro Wasiirka Arimaha Gudaha ayuu sheegay in dhowr mar ay kulmeen oo ay qadkana kawada hadleen islamarkaana Arimaha danta Galmudug laga wada shaqeenayo.