Dhegeyso: Wasiirka Wasarada Warfaafinta oo Baarlamaanka Ka Codsadey In Afka La Qabto Dadka Wax Ku Qora Ama Ha Hadla Baraha Bulshada

0
46

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya oo Maanta hadal ka jeedinayay Kulankii Aqalka Sare oo la horheeyey Wax-ka-badalka Xeerka Warbaahinta ayaa sheegay in xilligan Baraha Bulshada ay saameyn ballaaran ku leeyahay dunida, isla markaana si wanaagsan iyo s xun intaba loo adeegsado.

Waxaa uu sheegay Wasiir Maareeye in waxyaabaha la soo dhigo Baraha Bulshada ay yeelan karaan saameyn badan, isla markaana ay jiraan dad si xun u adeegsado,isla markaana Madaxda ku aflagaadeeyo.