Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
50

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Prof Maxamed Cali Kalaay ayaa gelinkii hore ee saaka ku geeryooday magalada baydhaba.

Prof. Waxa uu Kamid Ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed Ee Wakhti Badan Geliyay Sidii Sare Loogu Qaadi Lahaa Tacliinta Iyo Afka Soomaaliga (Maay).

Hadeynu nahay bahda daafeet media waxaan halkan Tacsi tiiraanyo leh halkan ugu direynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Alaha u naxariisteen Prof Maxamed Cali Kalay.

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu Janadii fardowsa ilaahay ka waraabiyo samir iyo iimaana dhamaanteen ilaahay ha inaga wada siiyo.