Qoraal kasoo baxay Maamulka sare ee Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ku gacan seyray sharuud Guddiga Farsamada dhismaha maamulka Galmudug ay ku xireen xildhibaannada ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in guddiga farsamada wax shaqo ah ku laheyn 20ka xildhibaan oo ay soo xusheen Ahlu Sunna oo ah kuwa ku matalaya Baarlamaanka cusub.