Dhaqaatiirta Isbitaalka Digfeer iyo Madina ayaa waxaa ay ku wargelinayaan shacabka ku nool magalada muqdisho iyo nawaaxigeedain si deg deg ah ay ugu baahan yihiin tabarucaad dhiig si loogu shubo dadka dhaawaca kasoo gaaray qaraxii manta ka dhacay isgoyska ex koontarool.
Dhaqaatiirt ayaa waxaa ay sheegeen dhiiga sida aadk loogu baahan yahay in uu yahay A-, B-, AB-, A+, B+, AB+, O- iyo O+ .
Hadii aad tahay qof Jooga moqdisho iyo meelaha ku dhow Dhiigaaga ku Caawi Ardaydii iyo Dadweynihii kale ee saakay waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxii ka dhacay Ex-Control Afgooye.