Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Uga Digay Kheyre iyo Farmaajo Ku Dhaqmi La,aanta Sharciga

0
90

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku dhaqmaan, isla markaana aysan waqtiga ku dhimin wax aan waxba kasoo baxeyn.

Waxaa uu soo hadal qaadey arrimaha doorashooyinka, waxaana uu sheegay in xilligaan aysan muuqan qorsho dhab ah oo dowladda ay ugu diyaar garowdey doorashada soo socota.