Dhegeyso: Maamulka jubaland oo sheegay in kenya aysan wax faragelin ah ku heyn dalka somaliya

0
59

Wasaarada arimha gududaha ee maamulka jubaland ayaa iska fogeeysey hadal dhawaan kasoo yeeray madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ahaa in dowlada kenya ay faragelin ku heyso dalka somaliya.

Wasiir ku xigeenka wassraada arimaha gudaha ee maamulka jubaland Cabdirahmaan Maxamed Xuseen oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in reer jubland ay abaal weyn u hayaan dowlada kenya oo sida uu sheegay doorweyn ka qaatay sidi alshabab looga saara lahaa deegaanada maamulka jubaland.

Wasiirka oo arinntaasi ka halaya hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.