
Waxaa sii kordhaya tirada caruurta uu soo ridanaayo shuban biyoodka kaasoo hada kor u dhaafay 70 caruurta la dhigay cistitaalka degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan.
Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshadada gobolka hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan Cali ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in cudurkaasi uu soo riday caruur badan isla markaana lagula tacaalayo cisbitaalka degmada jalalaqsi ee gobolka hiraan.