
Xildhibaanada deegaan doorashaduudu tahay puntland oo shir la qaatey madaxweynaha dowlada federaalka ayaa sheegay in kulankoodii uu si wanaagsan kusoo dhamaaday isla markaana la xalin doono khilaafka ka taagan in s=ardeyda puntland ay helaan shahaadooyinka dugsiga sare.
Xildhibaan Saciida Samatar oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtey in Madaxweynaha uu si wanaasgan u soo dhaweeyey, isla markaana uu u sheegay in marnaba isjiid jiid siyaasadeed geli karin Shahaadada Ardayda Puntland, sidoo kale uu amray in ardayda Shahaadada la siiyo.