Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusuna oo Sheegay in loo Baahan Yahay In La Dhiso Gole Ilaaliya Federaalnimada

0
78

Qoraal ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee Garabka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa beesha calaamka looga dalbaday dhismaha Gole loo dhan yahay oo ka shaqeeya ilaalinta Federaalnimada’

Qoraalka oo ayaa lagu sheegay in Xoogagga Ahlu Sunna ahaayeen kuwii markii horeba bilaabay dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-shabaab, laakiin hadda ay u muuqato in waqti dheer kaddib deegaannadii ay maamulayeen dib loogu gacan galinayo Ururka Al-shabaab.