Dhegeyso: Axmed Madoobe oo La Hadley Shacabka Magaalada Dhoobleey

0
94

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islam oo weli ku sugan Magaalada Dhoobleey ayaa waxaa halkaasi uu ka wadaa kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaaladaas.

Axmed Madoobe ayaa shalay la kulmey qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee degmada Dhoobleey, isaga oo ugu baaqay inay midoobey,sidoo kalena uu balan qaadey in mashaariic kala duwan laga fulin doono Magaaladaas.