
Wasiirada shaqada iyo isboortiga dowlada federaalka somaliya KHadija Diiriye ayaa si kulul uga hadashay baritaan ay diidey xili ay kasoo degeysay Airporka Adan Cade ee magalada muqdisho kaasoo la rabay in laga baaro cudurka Corono Virus-ka.
Wasiir Khadiijo Diiriye ayaa sheegtay inay Khaladaad ka dhex jiraan habka Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Cudurka uga baarayaan dadka kasoo degaya Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.