Hogaamiyaha Ahlusuna Macalin Maxamuud oo Sheegay Inay Ka Tanaasuleen Barnaamijkii Siyaasada

0
93

Hogaamiyaha Guud Ahlusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud oo shir jaraaid duhurnimadii maanta ku qabtey magalada dhuusamareeb ayaa sheegay in Ahlusuna ay ka tanaasushay wixii ku saabsanaa dhinaca siyaasada.

Shirka Jaraa’id ayuu ku muujiyey inay Iyagu Siyaasad horena ugu jirin hadana aysan dooneyn inay Mansab siyaasadeed madax ku gaaraan, ayna ku laabteen Faafinta Dacwada Diinta Islaamka oo ay caan ku ahaayeen.