Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Ku Tumato Sharciga Dalka

0
75

Madaxweynaha maamul Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani oo maanta ka hadlayey Shirka Wadatashiga Puntland Ee maanta ka furmay magalada Garowe.

Siciid Dani ayaa ku Eedeeyey Madaxda Dawlada Soomaaliya inay baal martay Sharcigii Dalka oo ay Dastuurka iyo Arimaha Sharciyada Qaranka Muhiim aheyd wada tashi laga galo ay wada galeen.