
Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay ku dhawaaqdey in dhawan ay joojineyso duulimaadyada Caalamiga ah ee dalkaasi uga yimaada dalalka Caalamka cabsi laga qabo Cudurka duniada saameynta ballaaran ku yeeshay ee Caronavirus.
War kasoo baxay Hay’adda Duulista Hawada ee Dowladda Jabuuti ayaa lagu shaaciyey in laga bilaabo 18 Bishaan Maarso ay joojinayana Diyaaradaha Caalamka uga imaanaya si muwaadiniinteeda uga badbaadiso Coronovirus.
