Dhegeyso: Wasaarada Caafimaadka oo Beenisay Kiiska Labaad ee Caroona Viruska

0
76

Warar saaka soo baxay ayaa sheegayey in Qof qaba Cudurka Corono lagu arkay Muqdisho, taas oo Cabsida la qabay sii kordhisey.

Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Soomaaliya Maxamed Siciid C/llaahi ayaa usheegay Muuq Baahiyaha Somali Cable ayaa waxa uu ka hadlay wararkaasi inay yihiin mid waxba ka jiraan ah oo aysan Wasaaradu la socon.