
Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu xilalkii ka qaadey Shan kamid ah Golihiisa wasiirada, isaga oo Magacaabey Xubno Wasiiro Cusub ah.
Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa xilalka looga qaadey, Wasiirada kala ah Qorsheynta, Waxbarashada, Biyaha & Tamarta, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda dastuurka.
