Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Ka Hadley Muhiimada Kulankii Garowe

0
98

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Dani oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kulankii ka dhacay magalada Garowe uusan eheyn mid lagu heshiisinayey maamulka puntland iyo xukuumada federaalka balse uu ahaa mid ay reer puntland kaga wada hadlayaan danaha deegaanadooda.