Kulankii Koowaad ee Golaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Maanta Lagu Ansixiyey Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka

0
77

Kulankii ugu horeeyey oo ay yeeshaan Baarlamaanka 2-aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo afar kamid ah ay yihiin haween ayaa guddoomiye looga dhigey Cismaan Buulle Macalin.

Guddiga la Magacaabey ee doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa laga sugayaa soo diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo iclaaminta waqtiga rasmiga ah oo ay dhaceyso.