Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka oo Joojisay Dhamaan Duulimaadyada

0
141

Wasaaradda duulista hawada iyo gaadiidka cirka ayaa goor dhow shaacisay in beri wixii ka dambeeya la joojiyey dhamaan duulimaadyada isaga goosha gudaha dalka.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in duulimaadyada loo ogol yahay kaliya diyaaradaha sida gargaarka, siiba kuwooda sida daawooyinka iyo raashinka.