Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay In Dad Badan ay U Dhinteen Cudurka Corono Viruska

0
147

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyey in dad badan uu yaqaanay ugu dhinteen Dalka Cudurka Corono.

Waxa uu sheegay inay jiraan dad badan oo la il daran Cudurka taas oo wel wel ka qabaan in Cudurka uu Magaalada Dadkeeda kusii faafo.

Waxa uu Shacabka ugu baaqay inay guryahooda ku nagaadaan,oo aysan Warkiisa beensan,isagoo sheegay in dad badan Cudurka la jiifaan Xarumaha Caafimaadka.