Gudoomiyaha Degmada Walaweyn oo Maanta Gaaray Magalada Baydhaba

0
181

Gudoomiyaha degmada walaweyn oo si kumeel gaar ah shaqada looga joojiyey ayaa maanta gaaray magalada baydhaba isagoo halkaasi kula kulmay Cabdicasiis Lafta gareen iyo odayaasha dhaqanka koonfur galbeed.

Gudoomiyaha ayaa ka warbixiyey halka ay kasoo bilaabatey dhibaatadii ka dhacdey degmafda walweyn ee gobolka shabelaha hose taasoo sida aan wada ognahay kasoobilaabatey isbaarooleey kasoo duushay deegaanada hirshabeele .

Gudoomiyaha ayaa la filayaa in uu kusii sugnaan doono magalada baydhaba maalmahan soo socda.

Si kastaba arintu ha ahaatee dhibaatadan soo noqnoqtey ee ka jirta gobolka shabelaha hoose ayaan aheyn mid si sahal ah ku dhamaan doonta wexeyna u baahan tahay il maamulka koonfur galbeed ee arimaha gobolkaas siduu xal ugu heli lahaa ka shaqeeyo.