Odayaasha Dhaqanka Beelaha Shanta Caleemood oo Jawaab Ka Bixiyey Qoraal Shaley Ay Qortey Maxkamada Ciidamada

0
153

Odayaasha dhaqanka beelaha shanta caleemood oo maanta kulan isugu yimid magalada walweyn ayagoo diirada ku saarayey warsaxaafeed kasoo baxay gudigii lagu tilmaamayey xaqiiqo raadinta ee beryahan ku sugnaa degmada walaweyn.

Odayaasha ayaa si guud uga soo horjeestey qaabkii ay gudigaas u wajaheen xaalada degmada walaweyn wexey kaloo si cad uga soo horjeesteen qoraalkii kasoo baxay gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka-sida.

Gabagabadii kulanka ayaa odayaashani waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed ay ku niqdinayaan hadalkii gudiga.

Hallkan hoose ka aqrista warsaxaafadeedka odayaasha dhaqanka degmada walaweyn.