
Taliyaha Laanta Canshuuraadka Booliska Soomaaliya General C/llaahi Xasan Bariise ayaa waxa uu ka hadlay Jawaano Qaad ka buuxeen oo si sharci daro ah lagus oo geliyey Muqdisho.
General C/llaahi Xasan Bariise ayaa waxa uu sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan cid walbo oo ku xad gudubta Amarada lasoo saaro.