Wasiirka wasaarada caafimaadka oo la hadashay warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegtey i qeyb ka mid ah cisbitaal Banaadir lagu dabiibi doono dadka qaba cudurka Corono viruska.
Wasiirada ayaa sheegtey in cisbitaal martiini keliya uusan ku filneyn in dadka qaba cudurka maadaama ay maalinba maalinta ka dambeysa ay sii badanayaan dadka cisbitaalka u imanaya cudurkaas.