Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Sheegay In Doorashada Xiligeeda aan Waxba Laga Bedelin

0
151

Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo la hadley warbaahinta isaga oo ku sugan dalka turkiya ayaa sheegay in aysan jirin wax dib u dhigis ah oo lagu sameeyey doorashada la filaayo in ay dhacdo dhamaadka sanadka.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in doorashadaasi gudi loo xilsaaray isla markaana ay kasoo warbixiyee, Dhinaca kale waxaa uu sheegay in bisha may hadii uu qadka furmo in uu dalka dib ugu soo laaban doono.