Ururka Suxufiyiinta Somaliyeed oo Ka Horyimid Hadal Shaley Kasoo Yeeray Hey’adaha Amniga

0
164

Wasaaada warfaaffinta ayaa maalintii shaley sheegtey in wariye maxamed cabdiwahaad Nuur abuujaa uu ka tirsan yahay ururka aslhabab, hay’adaha aminiga ayaa wariyahan waxaa uu gacantooda ku jiraa in ka badan 45 cisho taasoo aysan wax dacwad ah kusoo oogin.

Xoghayaha uruka suxufiyiinta Maxamed Ibraahin oo la hadle warbaahinta ayaa sheegay in waxaasi aysan waxba ka jirin isla markaana asan rumeysan doonin ilaa maxkamad lasoo taaso isla markaana a keeno cadeymo muujinaaya waxa ay kuu eedeynayaan wariyaha.