Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hor yimid Xilka qaadis iyo Magacaabis uu sameeyay madaxweynaha Puntland.
Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu sheegay in aanu wax wada tashi ah ku lahayn magacaabidda islamarkaana wuxuu madaxweynaha ku eedeeyay inuu ka xadgudbay dastuurka Puntland.