Gudoomiye Ku Xigeenkii hore ee Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Arin Muhiim ah

1
72

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka shabelaha hooe ayaa bartiisa Facebooga soo dhigey arin la yaab leh oo ku saabsn dhul balaarsiga uu maamulka degmada deyniile ku sameeyen xuduuda uu maamulkka gobolka banaadir la leeyahay maamulka goboka gobolka shebalaha hoose.

Gudoomiyaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in dhul baaxad weyn oo caro madow ah isla markaana ka tirsan degmada afgooye ay ka sameysteen dhul beereed kaasoo aysan weli ka hadlin maamulka gobolka iyo weliba kan koonfur galbeed.

1 COMMENT

  1. Guddomiye kuxigeenkii hore sh/hoose hadalkiisa waa sax waana wax u baahan inay cod dheer iyo midgaaban ay xildhibaanada sh/hoose ka hadlaan

Comments are closed.