Daawo:Webiga Shabeele oo Maanta Ku Fatahay Qeybo ka Mid ah Degmada Afgooye

0
66

Warar aynu ka heleyno degmada afgooye ayaa shegaya in webiga shabeele uu maanta ku fatahay qeybo ka mid ah degmada afgooye kaasoo biyihiisa ay soo gaareen meelo badan.

Dadka deegaanka oo aanla xiriirney ayaa inuu sheegey in uu ku fatahay xaafada Baalguri ee degmada afgooye wexeyna inoo seegeen in xaafadaasi ay soo gaareen fatahaad ba,an.

Ilaa iyo hada ma helo heyno qasaaraha dhabta ah ee soo gaaray dadka ku nool xaafada baalguri balse wixii soo kordha dib ayaan idinkula soo socodsiin doonaa.