Shaxdan aad aragtaan waa saraakiisha ka howlgala gobolka shabelaha hoose noocey doonaan ha ahaadeen, Tan ayaa waxaa ay ku tuseysaa eexda iyo dulmiga lagu hayo shacabka reer Maayland in uu maraayo halkii ugu sareysay.
Dayacsanaanta iyo dadnimo xumada siyaasiyiinta kursiga reer Maayland ku adhida ayaa sabab u ah in sidan loogu tunto qaab qeybsiga ay xukuumada ku lahaayeen shacabka reer Maayland, Waxaa kaloo sabab u ah odayaasha dhaqanka oo ayagana raali a ah dulmiga ay xukuumada ku heyso deegaanada uu ka koonban yahay gobolka shabeleha hse oo noqotey bahalo galeen.