Gelinkii dambe ee maanta kulan ay isugu yimaadeen madaxda madasha xisbiyada qaran ayaa waxaa ay kaga hadleenfatahaadii webiga shabeele uu ku fatahay degmada afgooye ee gobolka shabelaha heese.
Madaxda xisbiyada qaran ayaa xukuumada federaalka ugu baaqay iney si deg deg ah wax uga qabato xaalada dadka tabaaleysan ee ay waxyeelada kasoo gaartey fatahaada.
Maamulka fadhiidka ee uu hogaamiyaha ka yahay Cabdicasiis Laftagareen ayaan weli ka hadley fatahaada uu geystey webiga shabeele.