Dhegeyso: Maxkamada Ciidamada qalabka-sida oo Xukuntey Laba Nin oo Dhalinyaro ah

0
161

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta oo Khamiis ah xukuno ku riday laba Nin oo midi maqano yahay,kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab.

Labada Nin ayaa waxaa lagu kala Magacabaa Mustaf Maxamed Xuseen iyo Maxamed Axmed Muumin oo maqane ah, waxaa loo heystaa inay ku lug lahaayeen gawaari lagu dhejiyay qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo sababay burbur hantiyadeed.