Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhaweeyey Natiijada Hor u Dhaca ee Kulankii Dhuusamareeb

0
176

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa ay soo saareen War-Saxaafadeed ay kusoo dhaweeyeen natiijada hor dhaca aheyd ee kasoo baxday ShirkiiMadaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ee Magaalada Dhuusamareeb.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu bogaadiyay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo dadka ree Galmudug googosha quruxda badan ee ay Soomlida u fidiyeen, taasoo laga soo saaray qodobo muhiim ah.