Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub.
Waxaa uu sheegay 170 Xildhibaan ay xilka ka qaadeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xukuumaddiisa.