
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin in deegaannada Puntland laga dhex sameeyo khalalaaso iyo waxyaabo keeni karo Amni darro.
Waxaa uu sheegay in cid allaala cidii diidan nabada in tallaabo ay ka qaadi doonaan, waxaana uu ku amray Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland inay toogtaan cid kasta oo kasoo horjeeda Maamulka Puntland, isla markaana aysan maxkamad la sugin.