aliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Korneyl Mukhtaar Ibraahim Axmed ayaa sheegay in dadka ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeedaba looga baahan yahay inay qayb ka noqdaan xaqiijinta amniga Magaalada iyo degaannada hoostaga.
Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Baydhabo waxaa uu sheegay in Bulshada ay waajib ku tahay ka qeyb qaadasha sugida amniga inta lagu guda jiro maalamaha Ciidul-Adxaa.