Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan ka qabo qabsmoomida shirkaas,isla markaana dadka iyo dalka Soomaaliya wayaaboo dan u ah ay kasoo bixi doonaan.
15-ka Bishaan ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb uu ka dhoco kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka kulankaas oo yeelan doonaan Madaxda Sare ee Dowladda & Maamul Goboleedyada.