Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Digey Meel Marinta Xubnaha Gudiga Adeega Garsoorka

0
90

Madasha xisbiyada qaran, ayaa sharci darro ku tilmaamay hannaanka loo maray meelmarinta xubnaha guddiga addeega garsoorka dalka, oo ay meel mariyeen golaha wasiiradda ee xasaanada lagala noqday.

Warsaxafadeed kasoo baxay madasha ayaa lagu sheegay in golaha wasiirada ee hadda jira aysan lahayn awood ay wax ku meel marin karaan, waxayna madaxweynaha uga digeen in uu wareegto kusoo saaro guddigan.