Warar kol dhaweyd aynu ka helney degmada walaweyn ayaa sheegaya in kooxo an la aqoon ay guriga gudoomiye ku xigeenka degmada Walaweyn Maxamed Cabdullahi Koosto ay ku weerareen bam gacmeed.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in gudoomiye ku xigeenka uu halkaasi ku geeryoodey halka ay reerkiisa oo markaasi guriga ku sugnaa ay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen weerarka bamkaas.
Wixii soo kordhaa dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa.