
Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Walaweyn Maxamed Cabdullahi Koosto oo habeenkii xaley kooxo hubeysani ay ku dileen gurigiisa oo ku yaala degmada walaweyn.
Hadeynu nahay bahda Daafeet Media waxaan ilaahay uga beryeynaa in uu qabrigiisa ilaahey u waasiciyo janadii fardowsana ilaahay ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegena samir iyo iimaan ilaahay haka siyo.