Shirkadda ENEZ ayaa maanta ku guuleysatay inay laamiga ku bilawdo wadada xiriirisa MuqdIsho iyo Afgooye.
Dowladda Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah u xil saartay ilaalinta Wadada inta uu socda dhismaha, waxaana horay loo weeraray dhowr jeer.
Wadadaan ayaa dhaqaallaha lagu dhisaayo waxaa bixisay dowladda Qatar, waxaana loogu tala galay in looga baxo dhibaatooyinka Shacabka ay ku qabaan Marista Wadada.