Shirkii dhuusamareeb 3 ayaa waxaa is afgarad ku dhex marey qaar ka tirsan xukumada federaalka iyo maamul goboleedyada kuwaas oo ku heshiiyey qodobo dhowr ah.
Maamulgoboleedyadii heshiska la galay dowlada ayaa kala ahaa Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeele halka maamulka gobolka banaadir oo aan weli helin maqaamkiisa uu goob joog ka ahaa heshiiska.