War kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay madaxda ka maqan shirka Dhuusa-Mareeb.
Madaxda maqan waxaa lagu eedeeyey in ay diidan yihiin qeyb ka noqoshada DImuquraadiyadda, ayna danahooda gaarka ah ka hormariyeen Dimuquradiyada naf-hurka ah.
Mareykanka ayaa sheegtay in ay dadaal galisay sidii meelmar looga dhigi lahaa in dhammaan dhinacyadu qeyb ka noqdaan wada hadalka Dhuusa-Mareeb3, balse ay suuragali weyday.