Aqriso: Warmurtiyeedka Kasoo Baxay Kulankii Madaxda Dowlada Federaalka iyo kan Maamul Goboleedyada

0
84

Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirkaas wuxuu ka dhacay magaalada Mugdisho intii u dhaxaysay 13 -17 Sebteember 2020.