Nisa oo boliiiska dekeda ku eedeysay inay fududeyso in alshabab ay dekeda kala soo degto walxaha qarxa

0
105

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa ku eedeeysay, Booliska, Kastamka iyo Wasaarada Maaliyada in ay sabab u yihiin in Al-shabaab Walxaha qarxo kala soo dagaan dekada iyo Canshuurta ay ka helaan dekeda.

Hay’adda NISA waxay sheegtay inay go’aansatay in baaritaan lagu sameeyo dhamaan konteenarada kasoo dagaya dekeda, si looga hubiyo in lagu soo qariyay aaladaha qaraxyada.