Dowlada Federaalka oo ka hadashay doorashooyinka maamulka hirshabeele

0
96

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay howlaha doorashooyinka ee ka socda degaannada Hir-Shabeelle.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu bogaadiyay Xubnaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana loogu baaqay inay howlaha dhiman sii dardar geliyaan.