Gudoomiyaha aqalka sare oo kasoo horjeestey gudiga uu ku dhawaaqay reysulwasaraha

0
103

Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa siweyn uga soo horjeestay guddiga doorashada heer federaal oo ay dowladdu ku dhawaaqday isaga oo eedeyn u jeediyay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

Cabdi Xaanshi ayaa ku eedeeyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble in uu ka taggay xubnihii gobollada Waqooyi ee loo gudbiyay.