War deg deg Maamulka Degmada Afgooye oo Awaamiir , waa maxay awaamiirta

0
77

Maamulka Degmada Afgooye oo Awaamiir kasoo Saarey Canshuurta Laga qaado suuqa Geela.

Kadib kulan maanta Xarunta Degmada Ay ku yeesheen Xubnaha Maamulka Degmada oo uu shir Gudoomiyay Gudoomiyaha Degmada anha duqa magaalada mudane Aweys Abdullahi Omar(Buulalow) ayaa lagu gu.aamiyay in Canshuurta Laga qaado suuqa geela ay qaadi doonto Dowladda hoose ee Degamada Afgooye.

Kulanka waxaa Goobjoog ka ahaa Gudoomiye kuxigeenka Amniga Degmada mudane Mahdi Ahmed Hassan Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Abdullahi Hassan Abdi iyo Talisyadda Boliiska minishiibiyada Iyo Canshuuraha

Ugu Dambeyn Gudoomiyaha Ayaa shaqaaalaha Maaliyadda la Wadaagay In shaqooda ay gutaan Canshuurtana DKGS maamulka uu wakiil kaga yahay Degmada Afgooye.